Durbaan

Somali drums known as durbaan, play a key role in somali traditional music and cultural ceremonies. These drums are crafted from hollowed-out wood with animal skin stretched over the top, producing deep, resonant sounds.

Durbaanku wuxuu door muhiim ah ugu jiraa muusiga ciyaar dhaqameedka soomaalida iyo waliba munaasibadaha, badanaaba wuxuu ka samaysan yahay geed gudaha laga qoray oo saan la giijiyay afka hore loogaga xidhay, kaas oo soo saara cod sareeya oo aad u macaan.

Primary Material: Animal Skin and Wood
Use/Purpose: Music
Lifestyle: General

Previous
Previous

Silis Golof Badeed

Next
Next

Fandhaal